(Sawirro) Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu horkacayo oo galabta soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdishu. Wafdiga ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyey Wasiiro, xildhibaano iyo qeybaha bulshada. Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah ka qeybgalka Shirka Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu horkacayo oo galabta soo gaaray Muqdisho